SalafiTalk.Net
SalafiTalk.Net » Books and Corrections - Guidance in Seeking Knowledge
» Advertisement For Toronto Seminar, In Somali
Search ===>




Part 1Part 2Part 3Part 4Part 5Part 6Part 7Part 8Part 9 • Part 10 • Part 11 • Part 12


   Reply to this Discussion Start new discussion << previous || next >> 
Posted By Topic: Advertisement For Toronto Seminar, In Somali

book mark this topic Printer-friendly Version  send this discussion to a friend  new posts last

AbuAbdillaah
29-06-2003 @ 4:50 PM    Notify Admin about this post
Member
Posts: 29
Joined: Sep 2002
          
as salaam 'alaykum wa rahmatullaahi wa barakaatuh

Bismillaah, wal-hamdulillaah, was-salaatu was-salaamu 'alaa rasoolillaah, wa ba'd,
_______________________________________________________

Advertisement for Toronto Seminar, in Somali

AQOON ISWEYDAARSIGA 2AAD EE ISLAAMIGA AH EE XAGAAGA



WUXUU SHEEGAY YOONUS IBN ?UBAYD (D. 139H.), ?MA JIRO WAX KA QARIIBSAN SUNNAHA?.WAXA KELIYA OO KA QARIIBSANI WAA QOFKA YAQAANNA.?



Saheeh: waxaa weriyey al-Laalikaa?ee (1/58) iyo Abuu Nucaym ku qoray al-Hilyah(3/21)





MA JIRO WAX KA QARIIBSAN SUNNAHA



TAARIIKHDA:     JIMCE, LUULYO 4TEEDA ILAA AXADDA, LUULYO 6DEEDA, 2003

MEESHA:           HOTEELKA RAMADA PLAZA, TORONTO, CANADA.



MOWDUUCA



WAA LA SOO SHEEGIDOONAA. MAWAADIICDA KALE WAXAA DOORANAYA MASHAA?IIKHDA SHIRKA KA SOO QAYBGASHA.



HAWA KA-XIRIIRIN



   AL-?ALLAAMAH ZAYD IBN HAADEE AL-MADKHALEE



Al-?Allaamah Zayd al-Madkhalee wuxuu ka qalinjebiyey kulliyadda Aqoonta oo Saamitah. Ka dib wuxuu wax ka dhigijirey isla Kulliyadda ilaa uu ka hawl gabay sanadkii 1417Hijra. Sanadkii 1416H, Shaykh Zayd wuxuu asaasay urur samafal ah oo la yiraahdo ?Maktabatus-Salafiyyah, taasi oo buugaag tiro badan u qaybin jirtey ardada cusub ee cilmiga. Shaykh Zayd wuxuu caan ku yahay fasalladiisa iyo buugtdiisa, dadkuna ilaa hadda waxaa loo doontaa fataawaa.





AL-MUFTEE AHMAD IBN YAHYAA AN-NAJMEE



Waa sheikh sharaf leh, waa xadiis yaqaan, waana Muftiga Degmada Jaazaan iyo calanwadaha Sunnaha iyo Xadiiska. Shaykh Ahmad Ibn Yahyaa Ibn Muhammad Ibn Shabeer an-Najmee Aali Shabeer oo reer Banii Hummad ah, kana mid ah kwa ka caanka ah degmada Jaazaan. Macallimiintiisa waxaa ka mid ah: Shaykh Haafidh al-hakamee, Iimaam Muhammad Ibn Ibraahiim aalush-Shaykh and Iimaam Cabdullah al-Qar?aawii ? allaha u naxariistee. Ardadiisa waxaa ka mid ah: al-?Allaamah ?Alii Naasir al-Faqeehee, Shaykh Muhammad Ibn Haadee al-Madkhalii iyo al-?Allaamah Rabiicu Sunnah Ibn Haadii al-Madkhalii.





                                MARTIDA SHIRKA KA HADLAYSA





SHAYKH FAWZII IBN ?ABDULLAAH AL-ATHARII



Shaykh Aboo ?Abdur-Rahmaan Fawzee al-Atharee waa reer Baxreyn. Wuxuu wax la bartay Imaamka sharafta leh, Muhammad Ibn Saalih al-?Utaymiin in ka badan toban sano. Shaykh Fawzee wuxuu Baxreyn ka asaasay xarumo badan oo wax barasho iyo xafidaadda quraanka, wuxuuna qoray buug badan oo ka hadlaysa Fiqiga iyo usuulul-fiqi iyo manhaj. Wuxuu hadda wadaa hawl Dacwo ah, wuxuuna soo booqday qaarado badan sida Woqooyiga Ameerika, Yurub iyo Australia.





SHAYKH MUHAMMAD AL-ANJARII



Shaykh Muhammad al-Anjaree wuxuu ka mid yahay mashaa?iikhda reer Kuweyt asagoo wakhtigiisa ku lumiya khudbado iyo wax dhigid si uu u fidiyo waxyaabaha sharafta leh ee ay Salafiyaddu noogu baaqayso. Waxaa aad u taqaanna culimmada boqortooyada Sacuudi Caraabiya, sida al-?Allaamah Rabii? Ibn Haadii Madkhalee iyo al-?Allaamah ?Ubayd al-Jaabiree kaasi oo ku xusay Shaykh Muhammad al-?Anjarii culimmada reer Kuweyt dhexdeeda kaasoo la socdey waxna ka bartay.  Shaykhu wuxuu arday u yahay kabiirkii ardadii Imaam al-Albaanii, Shaykh ?Abdurahmaan ?Abdus-Samad (Allaha u naxariistee), wuxuu kaloo ardagiisa yahay Shaykh Taariq as-Subay?ii oo reer Kuweyt ah. Tani waxay noqondoontaa booqashadiisii ugu horreysey ee woqooyiga Ameerika haddii Ilaah idmo.



ABUU MUHAMMAD FU?AAD AL-KAWAARII



Waxaa safarkiisa Shaykha sharafta leh, Fawzii al-Atharii, la socondoona walaalkeen Abuu Muhammad Fu?aad al-Kawaarii oo imaam ka ah masjid ku yaalla Baxreyn oo loo yaqaan Masjidul-Jinn? sababtoo ah furdaamin badan oo jinni oo halkaa ka dhacday. Ka sokow khabiirnimadiisa furdaaminta jinniga, Abuu Muhammad wuxuu korka ka xafiday Quraank oo dhan iyo noocyada kala duwan oo loogu luuqeeyo, wuxuuna hoggaamindoonaa duruus ku luuqaynta Quraanka, haddii Eebbe ka raalli noqdo.





Abuu Hakiim Bilaal Davis, Abuu ?Abdullaah Hasan as-Sumaalii, Moosaa Richardson iyo culimmo kale oo dacwada fidinaya ayaa diyaar u ahaanaya wixii fasiraad ah iyo hadal muxaadaradda
_________________________________
Maaz Qureshi

The Reign of Islaamic Da?wah
1938 Weston Rd. Suite 4
Toronto, ON, Canada
M9N 1W2
_________________________________
Phone: 1.416.243.5320
Website: http://www.troid.org
Email: info@troid.org

Stay Salafee...
Said Sufyaan Ibn Sa'eed ath-Thawree - rahimahullaah, "Treat Ahlus-Sunnah kindly, since they are the strangers." Related by al-Laalikaa'ee (1/64).Advertisement For Toronto Seminar, In Somalias salaam 'alaykum wa rahmatullaahi wa barakaatuhText






SalafiPublications.Com
TawhidFirst | Aqidah | AboveTheThrone | Asharis
Madkhalis | Takfiris | Maturidis | Dajjaal
Islam Against Extremism | Manhaj
Ibn Taymiyyah | Bidah
Learn Arabic Grammar Through Games and Quizzes over here


main page | contact us
Copyright © 2001 - SalafiTalk.Net
Madinah Dates Gold Silver Investments